Tuesday, November 9, 2010

Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo Oo Soo Badhigtay Waxqabadka 100kii Maalmood Ee Ugu Horeeyey +SAWIRO

Hargeysa (burcotoday)- Xukuumada uu hogaamiyo Madxweyne Axmed Maxmed Siilaanyo ayaa maanta soo bandhigatay waxqabadka 100ka maalmod ee ugu horeeyey.

Soo bandhigida waxqabadka 100cisho ayaa waxa maanta loo qabatay munaasibad aad u weyn oo ka dhacaday hotel Kaah ee magaalda Hargeysa, waxana ka soo qayb galay Madxweyne ku xigeenka somaliland Md.Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici, Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Cabdiraxmaan Ciro, Gudoomiyha Maxakamada Sare Maxmed Xirsi Oomane, Xuno ka socady Golaha Wasiirada, Xildhobaano ka mida Golayaasha Wakiilada Iyo Guurtida Somaliland, Gudoomiyha Xisiga Kulmiye Muj.Muuse Biixi Cabdi, Gudida Doorashooyinka Qaranka, Gudoomiya ku xigeenka xisbiga UCID Aadan Maxmed Mire Waqaf, iyo Yuusuf Ciise Talaabo oo ka socday Xisiga UDUB, Haween iyo Martifarashkale oo tiro badan.

Ugu horay waxa munaasibadaaasi ka hadlay Madxweyne ku xigeenka Somaliland Md.Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo sharaxad ka bixyey waxyabixhii u qanbsoomay  mudadii 100cisho ahayd ee ay xilaka hayeen, waxana hadaladiisi ka mid ahaa “ marka la eego waxyaabihi anu ku taamaynay ee aanu balan qaadnay in aanu qabanayno 100cisho ee ugu horeeya waxa noo qabsoomay 90%  inata hadahayna waanu dhamytiraynaa”

Waxa kale oo uu sheegay Mudane Saylici “waxqabdkii 100ka maamood waxa ka mid ah waxaanu soo dhisnay dawlada kooban oo tayo leh, waanta tii ugu horaysay ee nooceeda ah, waxnu golgal nabadeed u fidnaya deegaanada bariga ee shaqaaqadu wakhtigaas ka jiratay, waxa kale oo aanu bixinay mushaharooyinka shaqalha dawlada oo afar bilood dawlada ku lahaa” sidaasina wax yidhi Madxweyne Ku xigeenka SomalilandCabdiraxaam Saylici.

Wax kale o uu Madaxweyene Ku xigeenka Somaliland Md, Cabdiraxmaan Saylic sheegay sidan “ waxaanu kordhinay cashuur uruinta 25% taas oo aanu rajaynano ai ay naga caawin doonto in dakhliga na soo galayaa kordho”

Waxa kale oo uu Madaxweyne Saylici  sheegay in wax qabadak Xukuumda ay ka mid tahay in ay Xukuumada kala diratay Gudiyadii Nadgalyada ee sharcidarada ahaa sidoo kalena ay sii daysay dadkii ay gududaas xukunmatay.

Waxana uu intaas ku daray Mudane Syalici “Madaxweynuhu  waxa uu safarkiisi ugu horeeyey ugu baxay wadanka aynu jaarka nahahay ee Djibouti waxan uu dhawaan tagayaa wadanaka kale ee aynu jaarka nahay ee Ethiopia.

Intaasi ka dib waxa halakasi khudbad aad u dheer ka jeediyey Afaheenka Madxtooyada ee Somaliland Cabdilaahi Maxmed Daahir (Cukuse) waxana uu sheegay inay Xukuamdu soo saratay Buug ay kala waramayso balanqaakeedii iyo waxyaabihii ugu falay buugaas oo la yihdhaa 100,aamood, 100, waxqab iyo dheeraad, buugaasna ay bulshadu kala socondooto warbnaahinata.

0 comments:

Post a Comment