Sawirka Maanta Ee Shebekeda Caalamiga Ah Ee burcotoday Waa Sawir Aad u Qurux Badan oo Miijinaya Buur & Xeeb Is Gallay Waana Meel Kamida Dalkeena Hooyo Ee Somaliland Nalla Daawada oo Isku Day Inaad Garatid,

burco waxay ku taala meel aan bacaadiyo baraf aan lahaynoo ...alle uu barwaaqiyo ...bilic ku manaystoo ruuxii basaasee qurbuhu uu bahdilayooow buqcad weeye khayr qabtee allaw yaa baarbaartiyo waxii bilanta dhoobnayd burco wayn ku noolayd ii wada ii wada bidhaanshoo bulsho waynta qaaliga ah indhahayga wada bara 4 ever burco and all my motherland
0 comments:
Post a Comment