Tuesday, November 9, 2010

Barnamijka Deeganka iyo Duurjoogta Gabadh Yar oo Xidhiidh Saaxiibtinimo La Leh Xayawaanka

CHINA(burcotoday)- Waa barnaamijkii deegaanka iyo duurjoogta oo aanu todobaadkan idinku hayno gabadh yar oo reer france ah oo lagu magacaabo Tippi Degre oo nolosheedii caruurnimo ku qaadatey beer xayawaanka lagu daryeelo oo ku taala dalka Namibia,


gabadhan yar oo dhalatey 4 june 1990 ,yaa sida la sheegaayo waxay saaxiibtinimo nafta laysu huro la tahay noocyada kala duwan ee ugaadha ee lagu xanaaneeyo beertan.
Markadaragtid sawira gabadhan yar ayaa waxa ku qabanaya fajac iyo amakaag markaad u fiirsatid noocyadan ugaadha duurjoogta ah oo ay la sameysey saaxiibtimo Tusaale: waxa jira xayawaano halis ku ah nolosha bini’aadamka sida masaska oo kale ,laakin tippi iyadu waabey la ciyaareysa .


hadaba akhriste waxbayanan idiin sharaxin xidhiidhka saaxiibtinimo ee ka dhaxeeya gabadhan yar ee frechka ah ee tippi iyo duurjoogta ee adigaaba la yaabi doone ku soo dhawoow sawiraddeeda. 




0 comments:

Post a Comment