Sunday, November 21, 2010

Ardayda Somaliland ee Wax Ka Barata Dalka Uganda oo Xaflad Soo Dhaweyn ah u Dhigtay Hogaankoodii Cusbaa

KAMPALA(burctoday)Waxa dorashadodi sanad laha ahayd qabsaday ardayda reer Somaliland ee wax kabarata  casimada uganda ee kampala  ardaydaas oo wax ka dhigata seddex jamacadood oo lakala yidha  KAMPALA INTERNATIONAL UNIVERSITY IYO ST.LOWRENCE IYO KAMPALA UNIVERSITY.


Xafladan waxa qabaqabadeeda waxa iska lahaa  ururka ardayada ee magaciisa layidha, Uganda Somaliland student association goobta ay xafladani ka dhacday waxa goob jog akahaa dhamaan ardayda ardayda jamacadaha saddexda ah oo sanadkan ku midobay  ururkan.
Ururkan oo arimaha lo asasay ay mid tahay isku dubnida ardayda reer Somaliland iyo xalinta arimaha ku soo kordha iyo agaasimka munasibadaha qaranka Somaliland  leyahay iyo isku duba ridka xafladaha qalin jabinta,waxa kale oo soo raca madaxda reer Somaliland ee soo boqota wadanka uganda sidii loo soo dhaweyn  laha,waxa goobta laga jediyey gabayo ka waramaya aqoonta iyo isku dubnida ardayda
Xafladaas oo ahayd mid si heer sare ah loo soo agasimay waxa intaas si dheera farxada ardayda wajiyadoda kamuqatay oo aan la qiyaasi Karin.

Waxa isla xafladan ay ardaydu ku sii sagootiday afar arday oo sanadkan u qalin jabiyey Somaliland  oo kala ah labo mastar ah iyo labo digre ah,waxa kale oo halkaas ka hadlay xubni komishanka ee dorashad garsorayey dorshadaas ,waxa isna halkaas ka hadlay gudomiya cusub  ururka mohamed ahmed  oo halkaas ka jediyey qudbad dheer oo tabanaysay dhinacyo badan taas oo uu ku balan qaday inuu ka shaqaynaayo isku xidhka ardayda iyo waxyabaha loo asasay ururkan.
Waxa isna dhinaciisa kawaramay waxyaabihi u qabsamay  gudoomiyihi hore  siciid oo sheegay waxyaabo badan oo wax ku ool ah ooy qabteen mudadaas sanadka ah.

Intaas kadib waxa la doortay hogaanka guud ee ururka oo hogaamin doona ilaa 2010 _2011 ururkani sanadkan waxay dorteen hogaanka ama xubnaha hogaamin doona  ururka oo kala ah
1.      MOHAMED  AHMED …………………….. (GUDOOMIYE)
2.      RAYTE…………………………………………………(GUD,KUXIGEN
Xubnaha kale ee todobada ah ee ururka la gudomin donana waxay kala yihiin
3.      MOHAMED BURCO
4.      KHADAR BITIJOOR
5.      JAMAC  MOHAMED
6.      ABDI SAMAD
7.      ABDI RAHMAN
8.      MOHAMED ILKA CASE
9.      LIBAAN DIRIYE SANDAQ

WABILAAHI TOWFIIQ

HALKAN KA DAWO SAWIRADII ARDAYDA WAX KA DHIGATAA UGANDA/KAMPALA

0 comments:

Post a Comment