Tuesday, November 16, 2010

SAWIRKA MAANTA, Duyuuful Raxmaan, Dawo Dadkii Maanta Carafo Istaagay

Sawirka Maanta Ay Idiin Soo Gudbinayso Shabakada Caalamiga Ah Ee burctotoday Waa Duyuufu Raxmaan, Dadkii Muslimiinta Ahaa Ee Maanta Nasiibka u Hellay Inay  Istaagaan Buurta Carafa,,,,   (Sadexda Sawir Ee Hore Waa Buurta Cafara,  Labada Danbena Waa Buurta Mina Ama Muna)



0 comments:

Post a Comment