Saturday, November 13, 2010

Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) Oo shaaciyay Magacyada wasiirada cusub

Muqdisho(burcotoday)- Waxa Ka Dhacday Munaasabada caawa Xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya ayaa waxaa Ra’iisul wasaraaha dowladda KMG Maxamed Cabdullaahi Maxamed  (Farmaajo) waxaa uu ku shaaciyay Magacyada wasiirada cusub.

1-Ra’iisul wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka Arimaha Dibada, Max’ed Cabdullaahi Oomaar
2-Ra’iisul wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka Gaashaandhiga C/xakiin Max’ed Xaaji Fiqi .
3-Ra’iisul wasaare ku xigeen ahna Wasiirka qorsheynta iyo iskaashiga Caalamiga Prof Cabdi Wali Max’ed.
4- Wasiirka arimaha gudaha iyo Amniga Qaranka C/shakuur Sheekh Xasan Faarax e
5-.Wasiirka Maaliyadda iyo Lacagta Xuseen Cabdi Xalane
6-Wasiirka Haweenka iyo Arimaha qoyska Maryan Khaasim Axmed .
7- Wasiirka beeraha iyo Xanaanada Xoolaha Yuusuf Macalin Amiin Baadiyoow
8- Wasiirka Caafimaadka iyo xariirka Bulshada Dr. Aadan Xaaji Ibraahim Daa’uud
9-Wasiirka Warfaafinta, Boostada iyo isgaarsiinta C/kariim Xasan Jaamac.
10 Wasiirka arimaha bulshada, hormarinta Shaqaalaha, Dhalinyarada iyo Sportiga Cabdi Nuur Macalin Max’uud
11- Wasiirka Kaluumeysiga iyo qeyraadka badda Dr. Max’ed Macalin Xasan Max’ed
12 Wasiirka dekadaha gaadiidka badda cirka iyo dhulka Axmed Cabdi Raxmaan
13 Wasiirka Dastuurka Federaalka iyo dib u heshiisiinta Max’uud Max’ed
14 Wasiirka howlaha guud iyo iyo dib u dhiska C/rashiid Khaliif Xaashi.
15- Wasiirka Macdanta biyaha tamarta iyo Shidaalka C/risaaq Sheekh Muxudiin
16- wasiirka waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare C/nuur Sheekh Max’ed.
17- Wasiirka ganacsiga iyo warshadaha Dr Max’uud Cabdi Ibraahim

0 comments:

Post a Comment