Sawirka Maanta Ay Idiin Soo Gudbinayso Shabakada Caalamiga Ah Ee burcotoday Waa Hor Weyn Geel Ah oo Ninkii Lahaa habayo, DAAWASHO WACAN,

burco waxay ku taala meel aan bacaadiyo baraf aan lahaynoo ...alle uu barwaaqiyo ...bilic ku manaystoo ruuxii basaasee qurbuhu uu bahdilayooow buqcad weeye khayr qabtee allaw yaa baarbaartiyo waxii bilanta dhoobnayd burco wayn ku noolayd ii wada ii wada bidhaanshoo bulsho waynta qaaliga ah indhahayga wada bara 4 ever burco and all my motherland
0 comments:
Post a Comment