Sawirka Maanta Ay Idiin Soo Gudbinayso Shabakada Caalamiga Ah Ee burcotoday Waa muuqaalka fooqa Somaliland ugu weyn oo dhammaad ku dhaw, welina ku darsada oo fooqaas waxa leh shirkada Dahabshiil. waxaana laga dhisayaa badhtama magaalada Hargeysa.



burco waxay ku taala meel aan bacaadiyo baraf aan lahaynoo ...alle uu barwaaqiyo ...bilic ku manaystoo ruuxii basaasee qurbuhu uu bahdilayooow buqcad weeye khayr qabtee allaw yaa baarbaartiyo waxii bilanta dhoobnayd burco wayn ku noolayd ii wada ii wada bidhaanshoo bulsho waynta qaaliga ah indhahayga wada bara 4 ever burco and all my motherland
Sawirka Maanta Ay Idiin Soo Gudbinayso Shabakada Caalamiga Ah Ee burcotoday Waa muuqaalka fooqa Somaliland ugu weyn oo dhammaad ku dhaw, welina ku darsada oo fooqaas waxa leh shirkada Dahabshiil. waxaana laga dhisayaa badhtama magaalada Hargeysa.
0 comments:
Post a Comment