Saturday, November 6, 2010

Cunug Yar oo Labo Jir Ah iyo Culeyska Miisaankeeda oo 45kg Ah!!!!

CHINA(burcotoday) Gabadh yar oo lagu magacaabo FAN SIJIA kuna nool dalka shiinaha gaar ahaan gobolka waqooyiga ee SHANXI ayaa laga deyrinayaa xaaladeeda caafimaad ka dib markii culeyska jidhkeedu uu noqdey 45kg ,inkasto qoyska ay ka soo jeedo cunugtan yari ay isku dayeen iney sameeyaan waxkasta oo dhimi kara culeyska ama miisaanka jidhkeeda hadana wax badan mey ka qaban ,taas oo dhibaato ku haysa nolosha qoyskan yar ,muuqaalka gabadhan ayaa ah mid cajiib ah iyadoo dhamaan caruurtii kale ee ay isku marka dhasheen ee sideeda oo kale laba sano jirka ahaa ay aad uga weynaatey ,waxaana lagu qiyaasayaa dhererkeeduna inuu yahay 107cm ,hadaba akhriste halkan hoose ka daawada sawirada cunnugtan yar iyo muuqaalkeeda cajiibka ah.





0 comments:

Post a Comment