Sawirka Maanta Ee Shabakada Caalmiga Ah Ee burcotoday Waa Nin African Ah oo Soo Dabtay Waraabe Isla Markaana Xadhig Ku Soo Xidhay, Isagoo La Dhex-maraya Suuqa Dhexdiisa, Daawasho Wacan

burco waxay ku taala meel aan bacaadiyo baraf aan lahaynoo ...alle uu barwaaqiyo ...bilic ku manaystoo ruuxii basaasee qurbuhu uu bahdilayooow buqcad weeye khayr qabtee allaw yaa baarbaartiyo waxii bilanta dhoobnayd burco wayn ku noolayd ii wada ii wada bidhaanshoo bulsho waynta qaaliga ah indhahayga wada bara 4 ever burco and all my motherland
0 comments:
Post a Comment