Thursday, October 21, 2010

War Hor-dhah Oo Ku Saabsan Ololaha Xashiisha Uruurinta Ee Ka Socda Somaliland + SAWIRO

 

Hargeysa (burcotoday)- Waxa aanu halkan idiinku soo gudbinaynaa war hordhac ah oo ku saabsan ololaha Qashin uruurinta ee ka socda Gobolada iyo degmooyinka Somaliland.
Waraysi Ku Saabsan Ololaha Qshin Uruurinta Somaliland

Ololahan oo ay ka qayb-qaadanayaan guud ahaan Masuuliyiinta, shirkadaha, Ururkada iyo shacabweynaha Somaliland, ayaa saaka saladii hore si habsmi ah uga bilaabmay Gobolada iyo degmooyinka Somaliland.

Waana markii labaad ee Somaliland laga fuliyo ololaha qashin-uruurinta, oo Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Silnaayo hore u 3-dii September ee 2010 shaaciyey in 45-kii maalmood-ba hal wadddanka oo dhan lag fulin doono.

Inta kasta oo aanu hadhaw idiin soo gudbin doono warbixin dhammaystiran oo ku saabsan sida ay waddanka uga dhaceen qashin uruurinta, hadana waxa aad halkan ka dhegaysan doontaan waraysi kooban oo dhegaysi ah

Muuqaalka C/shakuur Heersare Oo Ka Qayb-qaadanaya Ololaha Qashin-uruurinta





0 comments:

Post a Comment