Sunday, October 17, 2010

SAWIRKA MAANTA: Waa Hal Joogta Meel Ay Xareedu Daadsan Tahay

 

 Sawirka Maanta ay Idiin Soo Gudbinayso Shabakada caalamiga Ah Ee burcotodayWaa Hal meel xareedu  daadsan tahay ku xidhantoo  la’  meel ay ka marto,
Siddii uu dirays wada xidhoo, daawasho u joogo,
Markuu duudka simo geelu waa,,dawlad gooni-yahe,
Waa dhagax naf-loo hayja-daas, dhigay ilaahaye,
 Xoolaha xadiidka ah, naftaa, xiirayoow jecele

0 comments:

Post a Comment