Sunday, October 10, 2010

SAWIRKA MAANTA.Hal Markaa Dhashay & Nirigteedii Daawo Quruxdooda oo Ku Diirso

 

Sawirka Maanta Ay Idiin Soo Gudbinayso Shabakada Caalamiga Ah Ee burcotodayWaa Hal & Nirigteedii oo Markaa Dhalatay, Nalla Daawada Quruxda Geel Markaa Dhallay,
Dirisoo Barwaaqoo Dirir Cawle Ku Onkodanye
Dhulka Meesha Daridda Leh Doogiyo Xareedii
Labadu Is Dabaasheen, Dircadkiisii Loo Dhigay
Nirgaha Meel Dulleedka ah Damalada Hadhkoodana
Digriyeyso Culimadu, Hablo dahab Lamoodiyo
Doobkiyo Barbaartuna Illaa waagu Daalaco Sacabka Aanay Deyneyn


0 comments:

Post a Comment