Tuesday, October 12, 2010

SAWIRKA MAANTA. Dhalinyaro Cayaarta Qalamo Rogodka Ku Soo Bandhigay Magaalada Hargeysa.

 

Sawirka maanta ay idiin soo gudbinayso shebekeda caalamiga ah ee burcotoday wuxuu muujinayaa dhalinyaro reer Somaliland ah oo soo bandhigaya cayaar la yaab leh. Tolloow xagee ayay tababarka ku soo qaateen malaha dhankaas iyo China. Faaladu waa dhankiina.


SAWIRKA MAANTA EE SHABAKADA CAALAMIGA AH EE burcotoday

0 comments:

Post a Comment