Monday, October 11, 2010

SAWIRKA MAANTA. Muuqaalka Daarta Aduunka Ugu Dheer.Nalla Daawada

 


Sawirka Maanta Ay Idiin Soo Gudbinayso Shabakada Caalamiga Ah Ee burcotodayWaa Muuqaalka Daarta Aduunka Ugu Dheer oo Ku Taalla Magaalada Dubai Laguna Magacaabo BURJ DUBAI, Taasoo Ah 160 Dabaq,
Bal Nalla Daawada Daruurrahaa Loo Kalla Dheereynayaaye

0 comments:

Post a Comment