Saturday, October 23, 2010

SAWIRKA MAANTA: Qaar Ka Mid Ah Buuraha Gobolka Sanaag

Sawirka Maanta Ay Idiin soo Gudbinayso Shabakada Caalamiga Ah Ee burcotoday, Waa Sawir ku saabsan buuraha Gobolka Sanaag, quruxdooda iyo  barwaaqada taala gobalkaas iyo umada reer Somaliland in ay badankoodu ku nool yihiin dhul abaareed.


0 comments:

Post a Comment