Sunday, October 24, 2010

SAWIRKA MAANTA: Qaad Lakala Iibsanayo

Sawirka Maanta Ay Idiin soo Gudbinayso Shabakada Caalamiga Ah Ee Oodweynenews, Waa Sawir Ku saabsan Qaad lagu kala iibsanayo Magaalada Hargeysa, Waxaanu ognahay in Qaadka wadankeena  lagu cuno uu  maalin walba ku baxo  Malaayiin Dollar taas oo ay ka faa’iidaystaan  Wadamada Kenya iyo Itoobiya oo dalalkooda laga keeno.

0 comments:

Post a Comment