Saturday, October 2, 2010

Kaaf Iyo Kala Dheeri- Xagaad Ku Ogayd David Beckham‏

 

AFGHANISTAN(burcotoday)- Waxaa dhawaan booqday dalka Afganistan cayaaryahanka aad looga dabadhacay gaar ahaan dhalinta xiisaysa cayaaraha ay ka qayb yihiin taageerayaashiisa in badan oo dadka muslimiinta ah hayeeshee halkan ma u filaysay cayaaryahan kani se ma luguhuun buu ka cayaara mise wax kalena isku dayaa.
bishii 5ee sanadkan 2010 wuxuu fasax ugu baxay dalka afgaanistaan si uu usoo booqdo una soodhiiri galiyo ciidamada dalkiisa ee afganistan ku sugan balwaxaaba la xusay in weerarada ciidamada ingiriiska qaybka ahaa goob joogna ka ahaa isagoo isagoo tabar ahaan uga qayb galay, mar uu arintaa ka hadlayna wuxuu yidhi isagoo farxadi ka muuqato  <ragan maanta halkan joogaa waa raga rag u sita una gesisan waana kuwa ugu qiimaha badan ee aan la kulmo nolashayda  waxaana sharaf ii ah inaan maanta halkan la joogo>.
Wuxuu kaloo xusay inuu jeclaan lahaa booqashooyin kan oo kale laakiin aanay u saamaxayn cayaaraha uu safanayo awgood, hadaba bal qiyaas cayaar yahanadii fanaaniintii oo maanta gacan ta ka dagaalamaya
hadaba bal daawo david becham oo saaran hubka nooc yadiisa kala duwan, natiijada na bal adigu garo yaa la laynayaa maxaase loo laynayaa ?

 


 
 
 

  

0 comments:

Post a Comment