Saturday, October 16, 2010

SAWIRKA MAANTA: Saylada Xoolaha Ee Magaalada Hargeysa

 

Sawirka maanta ay idiin soo gudbinayso shebekeda caalamiga ah ee Oodweynenews,  Waa  Saylada xoolaha ee Magaalada Hargaysa aad loogu kala iibsado    xoolo aad u tiro badan oo iskugu jira Adhi, Geel iyo Lo’, dad aad u fara badanina  ay halkaas Aroor kasta u shaqo tagaan, nala daawada sawirada Sayladda Xoolaha.



0 comments:

Post a Comment