Monday, October 18, 2010

SAWIRKA MAANTA: Xuska Maalinta shuhdada SNM 17 -kii Oktobar 1984

 

Sawirka Maanta Ay Idiin soo Gudbinayso Shabakada Caalamiga Ah Ee Burcotoday Maanta (Shalay)oo laga xusay  26-guurada ka soo wareegtay maalinta shuhdada SNM oo ku beegan 17 -kii Oktobar 1984, oo sannad kasta Somaliland laga xuso 17-ka October. Maalintaas ay SNM wax badan ku kas batay hawlgaskaasna  ay ku wayday geesiyaal waaweyn oo uu ka mid yahay Marxuum Maxmed Xaashi (Lixle).

0 comments:

Post a Comment