Sunday, October 3, 2010

SAWIRKA MAANTA WAA DAB-QAAD, QALAB LOO ISTICMAALO CARFINTA HOYGA.‏

 

 Sawirka maanta ay idiin soo gudbinayso shebekeda caalamiga ah ee burcotoday wuxuu muujinayaa muuqaalka Dab-qaadka oo ah qalab lagu isticmaalo shidida Uunsiga  oo ay dumarka Soomaalidu caan ku yihiin. Bal aan idinku yara nasiyo baydadkan.
Dahabooy duqeenii xumaa geelii daba-bood
Orgacii danaaniga wakaa goostay dabarkiiye
Marse hadii hanfigii jiilaalka iyo hawshii laga doogay
Habar iyo Ninkeed waa in ay horumar gaadhaane
Adigana hab baan kula damcaye heedha ila qaybso
Oo hanagagaar samee baan ku idhi hiilku waa adiye.
 

SAWIRKA MAANTA EE SHABAKADA CAALAMIGA AH EE OODWEYNENEWS

0 comments:

Post a Comment