Thursday, October 14, 2010

SAWIRKA MAANTA, Ri,yo Daaqaya Meel Dhagaxaan Ah Halkaad u Maleynaysaa

 

Sawirka Maanta Ay Idiin Soo Gudbinayso Shabakada Caalamiga Ah Ee BurcotodayWaa Adhi Daaqaya Meel Dhagaxaan Ah, Waxaad xasuusan kartaa Hadaad Ri,yo Lahaydeen Yaraantaadii oo Caanaha lagaaga Liso Subuxii, Riyahaas oo Ahaa Kuwa Reer Magaalku Ay Dhaqdaan Isla Markaana Loo Daaq Geeyo Meel Magaalada Agteeda Ah,

0 comments:

Post a Comment