Tuesday, October 5, 2010

SAWIRKA MAANTA: Arooska Sanadka

 

Sawirka maanta ay idiin soo gudbinayso shebekada caalamiga ah ee Oodweynenews, waa  Sawir ku saabsan Aroos ka dhacay meel ka mid ah Miyiga Qaarada Afrika.
Waxaanu leenahay guurkii lagu nastee lagu negaado.
Guurkii hagaagee ku sugan guri nabaadiino.
Een gelin dareen laga fileyn guule idin yeel.

0 comments:

Post a Comment