Friday, October 8, 2010

Tacsi Tiiraanyo Leh

Aamiin Hassan daacad,Maxamed Ahmed Ismaaciil,Cabdirisaaq maxamed Yousef,Liibaan cabdi awdaahir,Mubaarig abdirisak bashiir, Khadar ahmed Farah, Abdirisaq Jama Abdi, ahmed Abdilahii awdaahir, Siciid Ahmed Salah, Xamse Ahmed Maxmaed Halkan kuma soo wada koobi karo Dhamaan ardeyda claaska Form Four ee Candlelight Hablo & inamaba iyo dhamaan Shaqaalaha & macalimiinta Dugsiga sare ee Candlelight ee magaalada Burco  waxay Tacsi U dirayaan

Khadra Hassan Caynaanshe oo aaabaheed Marxuun Hassan caynaanshe uu ku dhintay magaalada burco waxaanay ilahy uga baryayaan inuu jandii fardawsa ka waraabiyo SAmir & iimaan ka siiyo

Aamiin

0 comments:

Post a Comment