Saturday, October 2, 2010

SAWIRKA MAANTA: Geel Dukaan Wax Ka Iibsanaya

 

Sawirka Maanta Ee Shabakada Caalamiga Ah Ee Oodweynenews Waa Geel iyo Dad  Dukaan wax kawada iibsanaya sidaad sawirka  Hoose ku aragtaan, Safkana waxa ku horeeya  Geela oo madaxa kula jira Dukaanka, Tolow maxaa laga iibinayaa

0 comments:

Post a Comment