Thursday, October 14, 2010

SAWIRKA MAANTA: Waa Iskuulkii Farsamada Gacanta ee Burco Oo Dagaalkii Dib-u-xoraynta Somaliland Ku Burburay

 

Sawirka maanta ay idiin soo gudbinayso shebekeda caalamiga ah ee Burcotoday,  Waa Iskuulkii farsamada gacanta ee Magaalada Burco, oo ahaa Iskuul dhismihiisa ay ku fara-yaraysatay dawlada Jarmalku, laakiin si xun ugu burburay dagaaladii wadanka ka dhacay, oo welina  sugaya cidii dhisi lahayd.




0 comments:

Post a Comment