Wednesday, October 6, 2010

SAWIRKA MAANTA: SHINBIRO HALIS GELIYAY DAYUURAD HAWADA KU JIRTAY!!!

‏Sawirka maanta ay idiin soo gudbinayso Shebekeda Caalamiga ah ee Burcotoday wuxuu muujinayaa diyaaradaha hawada ku jirta oo ay shinbiro halis geliyeen duulimaadkeedii. Cajiib tollow waa maxay godobta dhexmartay dayuurada iyo shinbiraha ma hawadaa lagu cidhiidhyay shinbirihii oo waxay leeyihiin sida tan:

Inaanan humaagga; Hadoodilan yeelin
Sidii hebed geella; Hashii nebi Saalax
Horraadada dhiibin; Hankeenu ka weyne
Waxay hibanaayo; Ninkay la hadlayso
Hagaag ma sheegay.

0 comments:

Post a Comment