Tuesday, December 14, 2010

SAWIRKA MAANTA. Dooxa Magaalada Burco & Geel Aad u Qurux Badan oo Daaqaya

Sawirka Maanta Ee Shabakada Caalamiga Ah Ee BurcotodayWaa Geel Daqaya Dhirta Ku Taalla Dooxa Magaalada OODWEYNE,  In Badan Baan Idin Tusnay Sawiro Xusuus Le oo Dalkeenii Ah Maanta Waxaan Idiin Haynaa Quruxda Dooxa Magaalada Oodweyne & Geela Daaqaya oo Isna Aad u Qurux Badan,  NALLA DAAWADA

0 comments:

Post a Comment