Wednesday, December 29, 2010

Heeso Qoraala:Asuulb badaneey bye codkii Gacanlow

Heeso Qoraala:
Intaan uumanaa abidkey abibdkey, adoo kale uunkaa kuma aragee
Asluub badaneey
ammaan badaneey
sidii ubaxii u udgoon badaneey
waxaan Idileey ku oon bixi laa, ku oon bixi laa;
anigoo Idileey aroos kula gala
Adigoo oorideeyda noqdoo ubad dhala
ilwaad quruxeey, ilwaad quruxeey, ilwaad quruxeey

Oohinta indhahaygii aan baranin, aday aawadaa u ilmeeyaanee
Asluub badanoow
Ammaan badanoow
sidii ubaxii u udgoon badanoow
Waxaan Abiyoow ku oon bixi laa, ku oon bixix laa;
Adigoo Abiyoow aroos ila gala
anigoo ooridaada noqdoo ubad dhala
ilwaad quruxoow, ilwaad quruxoow, ilwaad quruxoow.
Agagaarka wadnaha haddaadan ku ool, aqoonteydu ereyba ma keenteenee
Asluub badaneey
ammaan badaneey
sidii ubaxii udgoon badaneey

asaagay waxaan ka aarsan lahaa,Uurkeygu wuxuu qaboobi lahaa
Asluub badanoow
Ammaan badanoow
sidii udgoon badanoow

ilwaad quruxoow, ilaad quruxoow, ilwaad quruxoow

0 comments:

Post a Comment