Monday, December 13, 2010

SAWIRKA MAANTA.Baabuur Caws Sida oo Maraya Buurta Sheekh Nalla Daawada

Sawirka Maanta Ee Shabakada Caalamiga Ah Ee Burcotoday Waa Baabuur Caws Sida oo Maraya Buurta Sheekh, Buurtan oo Kamida Meellaha Ugu Quruxda Badan Dalka Somaliland, Hadaba Maxaad Ka Xasuusataa Buurtaa Sheekh & Barigii Hore Ee Ay Jidka Qudha Ahayd Ee Baabuurta La Kala Joojin Jiray, DAAWASHO WACAN,

0 comments:

Post a Comment