Monday, December 27, 2010

SAWIRKA MAANTA: Dumarka Oramada Ee Magaalada Hargeysa

Waxaa aynu wada ogsoonahay in Magaalooyinka waawayn ee JSL ku soo badanaayay Oramada oo ah dad hu’ iyo hantiba ka araddan, islamarkaana  fool xumo wayn ku haya billicda Magaalooyinka gaar ahaan caasimada Hargeysa , waxaan ka qaadnay sawiradan   Dumarkaas  Oramada ah goob ay ku sugayeen  in Raashin loogu qaybiyo.


0 comments:

Post a Comment