Saturday, December 11, 2010

SAWIRKA MAANTA Nin Suxufi Ah oo Dhulka Ulla Jiifsaday Si uu u Qaado Sawir Fiican, Daawo Dhibka Suxufiyiinta Haysta

Sawirka Maanta Ee Shabakada Caalamiga Ah Ee Burcotoday Waa Nin Suxufi Ah oo Sawir Qaadaya Kaasoo Kamaradii  Dhulka Ulla Fadhiistay Ama Ugu Foorarsaday Si uu u Qaado Sawir Qurux Badan oo Ah Nooca uu Doonayo, Sawirkan Waxa uu Ka Turjumaya Dhibka Haysta Suxufiyiinta Marka Ay War Ama Sawiro Soo Gudbinayaan,    DAAWASHO WACAN

0 comments:

Post a Comment