Wednesday, December 15, 2010

SAWIRKA MAANTA. Gaadhi Caano Diiq Ah oo Kasii Caraabaya Magaallo Dalkii Ah

Sawirka Maanta Ee Shabakada Caalamiga Ah Ee Burcotoday Waa Gaadhi Caana Diiq Ah oo Ka Sii Caraabaya Magaalo Kamida Dalkeenii Somaliland Kaas oo Ay Ku Raranyihiin Caagadihii Caanaha Aroorta Lagu Keeni Lahaa Iyo Weliba Dad Rakaab Ah. Hadaba Isku Day Inaad Garato Magaalada uu Gaadhigan Ka Sii Caraabayo & Inaad Walliba Wax Ka Xasuusato Gawaadhidii Caana Diiqda Ahaa,  DAAWASHO WACAN

0 comments:

Post a Comment