Tuesday, December 28, 2010

SAWIRKA MAANTA: Laba Hablood Reer Miyi Ah Oo Adhi La Jooga

Sawirka Maanta Ee Shabakada Caalamiga Ah Ee Burcotoday idiin soo gudbinaysa waa Sawir ku saabsan laba Hablood oo reer miyi ah oo Adhi  la jooga, Sawirkan oo Laga Yaabo Inuu Wax Badan Kaa Xasuusiyo nolosha dhabta  ah ee wadankeena, DAAWASHO WACAN.
XIGASHO OODWEYNENEWS

0 comments:

Post a Comment