Wednesday, December 22, 2010

SAWIRKA MAANTA. Waa Magaalada Ceerigaabo Qeyb Kamida Ee Daawo Quruxda Ceerigaabo

Sawirka Maanta Ee Shabakada Caalamiga Ah Ee Burcotoday Waa Magaalada Ceerigaabo Ee Gobolka Sanaag, Sawirkan Ayaa Muujinaya Qeyb Ka Mida Magaalada Ceerigaabo, Hadaba Magaalada Ceerigaabo & Guud Ahaan Gobolka Sanaag oo Ad u Qurux Badan Nalla Daawada Qeybtan Ka Midka Ah Magaalada Ceerigaabo,  DAAWASHO WACAN,

0 comments:

Post a Comment