Wednesday, December 8, 2010

SAWIRKA MAANTA. Jeelka Weyn Ee Magaalada Hargeysa Maxaad Ka Xusuusataa

Sawirka Maanta Ee Shabakada Calamiga Ah Ee Burcotoday Waa Jeelka Weyn Ee Magaalada Caasimada Ah Ee Hargeysa, Jeelkaa oo Dhisnaa Mudo Aad u Dheer Dad Badan oo Caawa Sawirkiisa Arki Doonana Laga Yaabo In Lagu Soo Xidhay, Hadaba Bal Ka Sheekee Hadii Qiso Kaasoo Martay, Iyadoo Iminkana Ay Ku Xidhan Yihiin Dad Badan oo Dambiilayaal Ah & Qaar Kalle oo Laga Yaabo Inay Xaq Darro u Xidhan Yihiin, Jeelkan Ayaa Ku Yaalla Magaalada Hargeysa Badhtamaheeda Maxay Kulla Tahay Ma Ku Haboon Yahay Jeelku Booskaa uu Ku Yaallo,

0 comments:

Post a Comment