Sunday, December 12, 2010

SAWIRKA MAANTA. Geel & Lo, Ceel Kawada Cabbaya Raallina Isaga Ah

Sawirka Maanta Ee Shabakada Caalamiga Ah Ee Burcotoday Waa Geel & Lo. Darka Kawada Cabaya, Waxaan Fillayaa Inaadan Geel & Lo. Ceel Ka Wadda Waraabin. Laakiin Quruxda Geella Cabaya & Lo,da Ku Wehelisa Nalla Daawada

0 comments:

Post a Comment