Sawirka Maanta Ee Shabakada Caalamiga Ah Ee BURCOTODAY Waa Magaalada Boorame, Sawirkan oo Ah Mid Aad u Qurux Badan Ayaa Muujinaya Billicda Magaalada Boorame & Buuraha Ku Gadaaman Ee Daawasho Wacan,

burco waxay ku taala meel aan bacaadiyo baraf aan lahaynoo ...alle uu barwaaqiyo ...bilic ku manaystoo ruuxii basaasee qurbuhu uu bahdilayooow buqcad weeye khayr qabtee allaw yaa baarbaartiyo waxii bilanta dhoobnayd burco wayn ku noolayd ii wada ii wada bidhaanshoo bulsho waynta qaaliga ah indhahayga wada bara 4 ever burco and all my motherland
0 comments:
Post a Comment