Thursday, December 9, 2010

SAWIRKA MAANTA. Kaariyoone Looxaan Saaran Tahay oo Lagu Qasbayo Laba Gaadhi Dhexdood

sawirka Maanta Ee Shabakada Caalamiga Ah Ee burcotodayoo Aad u Layaab Badan Waa Kaariyoone Lagu Sido Looxaan oo Lagu Qasbayo Laba Gaadhi Dhexdood, Arinta Layaabka Leh Ayaa Ah Looxaanta oo Kaariyoonaha Si Gudub Ama Is Dhaaf Ah Loo Saaray Ee Ay Nimankaasi Doonayaan Inay Ku Qasbaan Inay Dhex Mariyaan Laba Gaadhi oo In yar Isu Jira, Iyadoo Laga Yaabo Inay Gawaadhidaa Ka Jabiyaan Muraayadaha Leydhadhka, Sawirkuna Waa Magaalada Hargeysa,

0 comments:

Post a Comment