Friday, 03 December 2010 | |
Sheekh Aadan Siiro oo khudbadii Jimacaha Boqolaal kala hadlay Masjidka Xawaadle ayaa si adag ugu hadlay eedaysanahan Jarmalka ee fara xumaynta u gaystay hablo u dhashay Somaliland. Sheekh Aadan Siiro ayaa ka dhawaajiyay in si dhakhso ah loo xukumo ninkaasi oo uu sheegay inay lagu helay cadaymo muujinaya inuu ku kacay falal danbi oo si weyn uga soo horjeeda Diinta Islaamka iyo dhaqanka Suuban, waxaana uu xusay inay cadaymo uu hayay uu u gudbiyay Xukuumada dhawr todobaad ka hor balse ilaa haatan ay ka caga jiidayso. |
0 comments:
Post a Comment