Sawirka Maanta Ee Shabakada Caalamiga Ah Ee Burcotoday Waa Laba Neef oo Geel Ah oo Lagu Sido Gaadhi Yar oo Xaajiyed Ah, Gella In Gaadhi Lagu Qaado Ma Xuma Laakiin Waxaa La Yaab Ah Gaadhiga Yar Ee labada Neef La Isugu Geeyey & Walliba Qiryaha Dhinaca lagga Tigraaray, NALLA DAAWADA
Waxaan Fillayaa Sawirkan Caawa In Ragga Geella Jecel Ad Uga Xanaaqi Doonaan

0 comments:
Post a Comment