Tuesday, December 21, 2010

SAWIRKA MAANTA. Gurri Daad Hoosta Ka Galay oo Dhinac u Jiifsaday

Sawirka Maanta Ee Shabakada Caalamiga Ee Burcotoday Waa Gurri Ku Yaalla Meel Beer Ah oo Daad Ama Roobab Ay Qaadeen Iyadoo Gurigaa uu Hoosta Ka Galay Daadkii Sida Sawirka Ka Muuqatana Gurigaasi uu Dhinaca Ku Jiifsaday Markii Dhulkii uu Ku Fadhiyey Gurigaasi uu Rujiyey Ama Dumiyey Laakiin Gurigaasi Aanuu Dumin, Nalla Daawada Iskuna Day Inaad Garataan Halka Ay Tahay Goobtaas oo Kamida Somaliland, DAAWASHO WACAN 

0 comments:

Post a Comment