Sunday, January 9, 2011

Shabakada Burcotoday.blogspot.com Oo Si Online Ah Bari Iidiinku Soo Tabindoona Wararka La Xidhiidha Aftida Bari Ka Bilaamaysa Koonfurta Sudan

Hargeysa(Burcotoday)- Shabakada caalamiga ah ee Burcotoday waxa ay kharistayaasheeda ugu bushaaraynaysaa in ay si online ah uga la soconkaraan in wararka la xidhiidha aftida aayo ka tashiga ah ee berri subax ka bilaambaysa koonfurta wadanka Sudan.

 Waxa shabakadu u diyaaarinfoontaa akhristayaasheeda wara kala gadisan oo la xidhiidha geeddi socodka codbixintaa iyo muuqaadaldii ugu dambeeyey, warakaasi oo idinka   haqabtiridoona amuuraha  aftida aayo ka tashiga dada ku dhaqan Koonfurta Sudan.

Waxa wararkaasi hadii Alaha Awooda lihi yidhaahdo ay idiinka iman doonaa Xafiisaka Burcotoday ee magaalada Burco.


0 comments:

Post a Comment