Sawirka Maanta Ee Shabakada Caalamiga Ah Ee Burcotoday Waa Laba Mark 2 Iyo Waliba Bus Taagan Mid kamida Tuulooyinka u Dhaxeeya Hargeysa & Illaa Burco, Sawirkan oo Aad u Qurux Badan Ayaa Muujinaya Dadkan Ku safraya Jidkaa oo Inta Badan Aad u Qurux Badan, Isku Day Inaad Garatid Meesha Ay Tahay, DAAWASHO WACAN

0 comments:
Post a Comment