Saturday, January 8, 2011

SAWIRKA MAANTA, Doox & Dhirta Ka Baxday oo Aad u Qurux Badan Daawo oo Ku Diirso

Sawirka Maanta Ee Shabakada Caalamiga Ah Ee Burcotoday Waa Doox Aad u Qurux Badan oo Ku Yaalla Dalkeena Somaliland, Dooxan & Dhirta Ka Baxday oo Runtii Aad u Qurux Badan Indhahana Soo Jiidanaya, Idinka Ayaa la Idinka Rabbaa Inaad garataan Halka uu Ku Yaallo, DAAWADA QURUXDA DALKEENA

0 comments:

Post a Comment