Sawirka Maanta Ee Shabakada Caalamiga Ah Ee Burcotoday Waa Sawir Aanu u Bixinay Ridii Xariifada Ahayd, Ridan ayaa Sida Idiin Muuqata Dusha Uga Baxday Gaadhi Yar Isla Markaana Lugaheedii Hore Geedka Ku Fananeysa, sawirkan oo Cajiib Ah Runtii Ayaa Waxaa la yaab Leh Sida Ri,du Ay Isugu Kalsoon Tahay Ee Aanay Uga Baqeyn Inay Kasoo Dhacdo gaadhiaga, Hadaba Sawirkan Magaalada uu Yahay Idinkaa la Idinka Rabaa Mallaa Riyaha Magaalooyinkuna kalla xariifsane,

0 comments:
Post a Comment