Monday, January 10, 2011

SAWIRKA MAANTA. Gaadhi Dameer & Ninkii Lahaa oo Ka Shaqeynaya

Sawirka Maanta Ee Shabakada Caalamiga Ah Ee Burcotoday Waa Nin Odey Ah oo Gaadhi Dameerkiisii Ka Shaqeysanaya Magaalada Hargeysa Dhexdeeda, Hadaba Gaadhi dameerka oo Runtii Ah Gaadiid Ay Dad Badan Ku Adeegtaan, Bal Xasuuso Gaadhi Dameerkii Kana Sheekee Waxaad Ka Xasuusato, DAAWASHO WACAN

0 comments:

Post a Comment