Wednesday, January 12, 2011

Maayarka Caasimada Oo Dhagax Dhigay Rug Caafimad Oo Loogu Talagalay Xoolaha Saylada Magaalada Hargaysa.

Hargeysa(BCT)- Mayaarka caasimada somaliland ee Hargeysa  oo ay weheliyan xogyahaya dawlada hoose agaasimaha guud  ee wasaarada xanaanada xoolaha   gudoomiyaha  iskaashatada hiliblayaasha nafaqo mr. gurey ayaa maanta dhagax dhigey dhisme cusub oo loogu talagalay baadhista xoolaha la keeno saylada hargaysa iyo afar hangar oo logu talagalay in ay xooluhu hadhsadan doonan iyo alaaba raam oo baabuurta adhiga lagaa dajiyiyo mashruucan oo ay maalgalisey ha,ayada{ teronovo} wax hirgalintisa iskakaashaday waasarada xanaanada xoolaha iyo dawlada hoose ee hargaysa .


 Ugu horeyn wax halkaasi ka hadalay eng. ibaarhim adan oo ah egneerka dawlada hoose ee hargayasa oo fahfaahin ka bixiyeye baahida lo qabay in ay saylada xooluhu yeelato gooban oo kale. wax kale oo eng ibraahim u ka dhawajiyey in dhawan dawlada hoose  ay dib u dhis ku samayn doonto hangarada xooluhu ay hadhsadan ee saylada xoolaha.
wax isna halkaasi ka hadlay aggaasimaga guud ee wasaarda xanaanada xoolaha dr cagawayne oo aad ugu amaanay sida ay mashruucan  u maalgalisey ha,ayadani iyo faaidada ay ino ledahay marka ad eegto xoolahena caafimadkoda  wax isna halkaasi ka hadlay xoghayaha fuulinta dawlada hoose ee hargaysa kaasi sheegey in ay sanadkan wax badan ka qaban donan adeegyada bulshada  sida saylada xoolaha oo kale  waxa iska halkasi hadalo koban ka yidhi madaxa ha.ayada teronova  oo sheegey in ay la shayqayn donan wasaarada xanaanada xoolaha iyo dawlada hoose ee hargaysa  . ugu danbayntina wax halkasi ka hadlay duqa caasimada eng xuseen maxamuud jiciir  wax anu hadalksi ku bilabay uguhorayn wax an halkan ka salamaya dhaman dadka aka so qayb galay xafladan dhagax dhiga .
wax kale oo  eng. jiciir sheegey in ay dawlad hoose ahan u qorshaysan tahay in ay dhawan saydala xoolaha hargaysa ay deyr ku wareejin doonan taasi oo u dad waynaha ugu baaqay in ay iska ilaaliyan in ay so galan xaadka dhulka saylada waxa kale oo eng jiciir ka dhawajiyey in goobti dadka lagu dawayn lahana ay ka samayn donan saylada  taasi oo u sheegey in hadi dadka ka ganacsada saylaya ay la so daristo xalad deg deg ahi anay jirin meel lola cararo.
wax kale oo mayaarku ku dheeraday faiidada ay leeyihin xooluhu taasi oo u sheegey in ay neefka ka shaqeyan in ka badan toban qof kuwasi oo ka hela noolol maalmeedka ayna haboontahay in aynu caafimadkisana ilaalino ugu danbaynti duqu wax u u mahad naqay ha.ayada maal galisey iyo wasaarada xanaanada xoolaha .

0 comments:

Post a Comment