Wednesday, January 12, 2011

SAWIRKA MAANTA.Dooxa Hargeysa oo Daad Yar Marrayo & Baabuur

Sawirka Maanta Ee Shabakada Caalamiga Ah Ee Burcotodau Waa Dooxa Hargeysa Gaar Ahaan Waddada Hormarta Hargeysa Club, Sawirkan Ayaa Muujinaya Dooxa oo Ay Biyo Yar Marayaan, Waddadan Baabuurtu Mareysaa Waa Intii Aan Roobku Burburin Ee Ay Fiicnayd,  DAAWASHO wACAN DOOXA HARGEYSA

0 comments:

Post a Comment