Saturday, February 26, 2011

ZAWIRKA MAANTA: Gabadh Adhi La Joogta

Sawirka Maanta Ee Shabakada Caalamiga Ah Ee Burcotoday idiin soo gudbinaysa waa Sawir ku saabsan Gabadh reer miyi ah oo Adhi  la joogta, Sawirkan oo Laga Yaabo Inuu Wax Badan Kaa Xasuusiyo nolosha dhabta  ah ee wadankeena,  quruxda dalkaaga Daawo  oo ku diirso,DAAWASHO WACAN.

0 comments:

Post a Comment